X

Wasiir arimaha dibedda oo ka hadlay gabadhii isku gubtey jasiirada Nauru ee Australiya: MAQAL

Wasiirka arimaha dibedda Somaliya Hadliye ayaa ka hadlay gabadha lagu soo koobay Hodan oo nafteeda ku gubtey jasiirad ku taal dalkaasi Australiya oo ay ku ururiso qoxootiga. Gabadhan ayaa hadda xaalkeedu xun yahay waxana la sheegay in jirkeedu aad u gubtey.

C/llaahi WArmooge

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.