X

Wasiir Beyle oo uu ku dhegan yahay wasiiru dawlihiisa iyo warqad uu ka qorey

Wasiir Beyle oo uu ku dhegan yahay wasiiru dawlihiisa iyo warqad uu ka qorey. Maxamed Xayir Ibrahim ayaa warqad qoraala ku diidey warqad uu qorey Dr Beyle oo ku saabsanayd cida ku simaha u ah inta uu maqan yahay.


Dr Beyle aya warqada hore ku sime u sii magacaabay ku xigeenkiisa taas oo uu diidey wasiiru dawlaha sheegayna sida sharcigu dhigayo in ay tahay isaga inuu noqdo ku sime inta uu maqan yahay wasiirku.


Haddii ay sax noqoto waxa imaanaysa inay ka hoos baxdey wasiir Beyle cida ku simeysa shaqada.

Warqada uu qorey wasiiru dawle Maxamed Ibrahim Xayir hoos ka akhriso.


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.