Wasiir ka warfaafinta maamulka Somalilasnd ayaa ka cadhaysiiyay reer Boorama qabyaalad hadlayna isagoo sheegay in Burco tahay magaalada labaad ee Somaliland kana magaalada u xaqle dhinac kasta marka la eego. Maxamed Yuusuf ARAABINEWS