Wasiir Cali Mareexaan oo Siilaanyo u qaabilsan hawlaha guud ayaa kharash u helay buundada Burco halka in kalana ay bixinayaan dadweynaha ku nool Burco. Wasiirkan ayaa deegaanadooda si xawli u dhisaya, waxa dhinaca kale uu dhismooyin ka wadaa tuulooyin beeshiisu degto oo ka tirsan Sanaag.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM