Wasiir Cali Sandulle oo ka roonaadey dad badan gaadhigiisana ugu deeqay abaaraha ka Jira gobolka Awdal ee sadex sano dhaafay. Waxa isna goobta ka hadlay Suldaan Dhawal oo ka dhigey Cali Sandulle nin aan ogeyn abaaraha wuxuuna yiri ”adoo xafiis furid u yimi ayaa la kulmey abaaraha”.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS