London–Aniga Siilaanyaa ila xisaabtama ee shacab ilama xisaabtamo waa waraysi fursad lagu siiyay wasiirka Siilaanyo ee Cali Xaamud oo London jooga. Cali Xaamud ayaa muran foolxun ka dhex abuurey dadka walaalaha ee dega Siimoodi (AWDAL) markii uu kaxaystay qaar ka tirsan maamulka Siilaanyo halkaana ku sheegteen buurta Siimoodi.
Cali Xaamud ayaa ku muran kale hadda geliyay magaca gobolka Awdal ee cida iska leh mar wax laga waydiiyay saamiqaybsiga sheegayna in loo kala saaro dhinaca kalana sheegay in kuraasta ay haystaan Samaroon ahaan ay sax tahay maadaama lala dego gobolka.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Â