X

Wasiir C/llaahi Dheere oo noqdey wasiirka reer Awdal ugu qabyaalada badan: reer Dilla inaga reeba

Wasiir C/llaahi Dheere oo wasiirka waxbarashada maamulka Somaliland ayaa noqdey wasiirka reer Awdal ugu qabyaalada badan oo si cad ugu ololeeya qabyaalad cad. Muuqaalkan waxaad maqlaysaa asagoo leh reer Dilla inaga reeba.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.