Dilla–Wasiirka Siilaanyo ee xanaanada xoolaha oo ka soo jeeda deegaanada Dilla iyo Magaala cad ayaa dib ugu noqdey magalooyinkaas waxana la hor dhigey baahiyaha magaalada siiba Magaala cad oo hada laga guurey abaar darteed wuxuuse ka doorbidey in uu uga sheekooyo xoriyad ayaan la soo noqoney.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM