X

Wasiir dejiyay dadka Beledweyne oo barakac u diyaar garoobay

Waxa magaalada Beledweyne gaaray wasiiru dawlada cadaalada ee dawlada dhexe Yuusf Xuseen Gamadiid oo halkaas u tagay dejinta colaad dad badan barakicisay oo ka jirtey magaalada Beledweyne.


Waxa dad badan ku barakaceen kadib marki laba maleeshiyo beeleed ay isku dagaaleen xaafado ka tirsan magaalada dhexdeeda. ”Waxa barakaca keenay in dadku maqleen in lagu guuldaraystey heshiisiinta ayuu yiri Yuusuf Xuseen.


Si kastaba ha ahaatee dadka yaa ku nagaaday goobihii ay deganaayeen markii labada jufo ku hesdhiiyeen in nabada la adkeeyo

C/llaahi Warhaye

ARAABIBNEWS


admin:

This website uses cookies.