Wasiir diinta maamulka Somaliland ayaa imaamyada Hargeysa uga digey kala eedaanka xilliga Ramadaanka oo ay keentay urur diimeedyo Carab ka yimi oo dalka qasaya.
Wasiirkan ayaa lagu eedaynaya in uu ka mid yahay ururka xagjirka ah ee Sucuudiga ee Wahaabiyada/Salafiyiinta.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS