Wasiir Dr Bayle ayaa war ka soo saaray isticmaalka doolarka iyo nidaam cashuureed oo lagu soo rogey meheradaha aan inta badan bixin wax cashuura oo ku waajibtey.
Wasiirka ayaa sheegay in Hay’adihii horay lacagta ugu aruurin jiray Dowladda balse aan ka tirsaneyn in Wasaaraddu ay ku guuleysatay in ay la soo wareegto tasina ay dadaal badan ku bixisay.
Dr Bayle ayaa sidoo kale tilmaamey in cid kasta oo qaadeysa tallaabo maaliyadeed ay wasaarada u suuragashay in ay xafiisyadooda kala socdaan.
Somaliya ayaa ku socoto waddo ay dadkeedu u bixiyaan cashuurta si loogu dadweynaha. Waxase badan kuwa aan bixin ee hadana dhaliila dawlada.
Hoos ka daawo shirkiisa jaraaid oo buuxa
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=cE5_9daLvRA[/embedyt]
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS