X

Wasiir Dr Beyle oo gaadhey Garoowe laguna soo dhaweeyay

Wasiir Dr Beyle ayaa gaadhey Garoowe halkaas oo laguna soo dhaweeyay. Wasiirka maaliyada dawlada Somaliya waxa la socdey wasiir goboleedyada maamul jufeedyada Koofurta dalka.

asiir Beyleh ayaa shir gudoominaya Shirka Maaliyadeed ee ka furmay Magaalada Garoowe.

Shirkaasi ayaa waxaa looga hadlaya sida ugu wanaagsan ee loo horumarinkaro maaliyadda Soomaaliya.

Garoonka diyaaradaha waxaa waftigaan ku soo dhoweeyay Wasiirka Maaliyadda Puntland C/qaadir Siciid Carshe Dhaqaaje Wasiir ku Xigeenka Maaliyadda C/salaam Bashir C/salaan Xisaabiyaha Guud ee Dawaldda C/risaaq Siciid Nuur iyo Masuuliyiin kale oo ay ka mid yihiin c/qadir axmed xiriiriyaha pfm iyo shugri C/laahi iyo Agaasimayaasha Wasaradda Maaliyda Puntland.

 

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.