X

Wasiir Dr C/raxmaan Bayle muxuu ka yiri lacag dhaqida dalka ka jirta

Waxa sidii dalku u burburba waxa ka jira gobolada dalka iyo caasimada dhaqida shilin Somaliga iyo weliba midka doolarka. Waxase lacag dhaqidaas ka faaiideystay dhiigmiiratada shabaab oo iyagu ku biila caruurta ay u dirsadaan isqarxinta iyo iino aasida iyo hawlaha qorsheynsan ee dilalka ah.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.