X

Wasiir Faarax Geedoole oo Xirsi Tooriile la safnaa oo isna hadda sheegay in uu is casilay

Wasiir Faarax Geedoole oo ahaa wasiirka waxbarashada oo la safnaa Xirsi Tooriile ayaa hadda isna sheegay in uu jagadi ka tagey. Wasiirkan oo ka soo jeeda Awdal ayaa ku dhexmilmey siyaasada jufeysan ee u dhaxaysa beelaha beesha dhexe ee isku haysta kursiga madaxweynaha xisbiga Kulmiye.

Wasiir Faarax Geedoole ayaa rajaynaya in uu kursi dambe dib u helo misagoo filaya in musharaxa Xirsi Tooriile ee Maxamed Biixi uu ku soo baxo kursiga madaxweynaha.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.