Lughaya–Wasiirka waxbarashada maamulka Somaliland Geedoole ayaa ka qaybgalay mashruuc waxbarasho oo laga furay deegaanada xeebaha ee gobolka Awdal. Mashruucan oo loogu talogalay waxbar ilmahaaga ayaa waxa hirgeliyay hay’adio ajnabi.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM