Wasiirka arimaha dibedda Somaliya Dr C/salaan Hadliye ayaa qarxiyay in heshiis hore ay u wada galeen labada wasaaradood ee duulista ee Somaliya iyo Imaaraadka ay ku timi diyaarada FLYDUBAI hadana ay ka heshiinayaan sidii ay u iman lahaayeen Muqdisho marka dambana gobolada kale. Wasiirka ayaa sheegay in ay Imaaraadka ka codsanayaan in uu dhiso wadooyinka keenaya khudrada ee gobolada Koofurta iyo mashruucyo kale sida Internet-ka.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS.COM