X

Wasiir hore oo Ciise ah oo ka gubtey siyaasiinta ISAAQ ee weeraray Jabuuti

Wasiir hore oo Ciise ah ayaa ka gubtey siyaasiinta ISAAQ ee weeraray Jabuuti. Axmed Cabdi Kaahin ayaa sheegay in Faysal Waraabe shaqadiisa ahayn inuu Jabuuti farageliyo.

Xildhibaankan ayaa sheegay in wadooyinka Hargeysa mari kari waayay oo markasta la leeyahay war Ciisihii Jabuuti.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=xYmSXNMRtCE[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.