Wasiir hore u qorey buug cay ah ayaa haddana sheegtay in Ingiriisku safiir u soo magacaabay maamulka Somaliland oo uu fadhityi doono Itoobiya. Dhawaan ayay ahayd markii wasiir ka tirsan dawlada Ingiriiska uu booqdey maamulka Somaliland, booqashadaas oo wax faahfahina ka soo bixin.
Saxaafada Ingiriiska ayaa qaarkoodtaageersan maamulkii SNM oo hadda isku bedelay Somailand mase jirto siyaasad cad oo ku wajahan Ingiriisku markale isku ceebeeyo Somali kala qaybinteeda, xilli jufadiii ku mideysnayd maaulkaasi ay ku kala tageen.
Wasiirka fadeexoobay ee warfaafinta oo Muuse Biixi ilma adeer yihiin ayaa warkan ka sheegay Ingiriiska. Dhinaca jariirad tageersan Rayla Odinka oo jecel in Hargeysa iyo Burco la gooyo ayaa qortey war beena oo ay ku sheegtay in Ingiriisku ku biirayo Ruushka iyo Imaaraadka oo saldhigyo ka furanayo Woqooyiga Somaliya.
Warka Ruushka ayaa ahaa been cad inkastoo Ruushku rabo inuu soo celiyo xiriirkii qotada dheeraa ee la lahaa Afrika kahor inta Sofiyeetkii kala bixbixin.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS