Wasiir hore uga tirsanaa Siilaanyo oo shaaca ka qaaday in argagixiso hogaamiso maamulkiisa+MUUQAAL
London-Araabinews–Wasiir hore uga tirsanaan jiray maamulka Siilaanyo ayaa qarxiyay in maamulka ay wadaan argagixiso. Wuxuu kale oo uu shegay in Siilaanyo aan waxba ka ogeyn waxa dhacaya ee dhegta kaliya wax loogu sheego.