Wasiir ka tirsan maamulka Jubba ayaa qarxiyay in lacagta masaakiinta lagu cuno magaalada oo aan haba yaraatee waxba loogu qaban. Wasiir C/rashiid Xasan Nuur ayaa sheegay in lacagtii dadka wax loogu qaban lahaa suuqyada lagu cuno.
Hoos ka dhegeyso
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS