X

Wasiir ka tirsan maamulka Puntland oo geeriyooday

Wasiir ka tirsan maamulka Puntland ayaa geeriyooday. Allaha u Naxariistee Wasiir Cabdinuur Cilmi Qaaje (Biindhe) ayaa maalmihii u dambeysay ku xanuunsanayay Magaalada Muqdisho.



Wasiir Cabdinuur ayaa ahaa warsiirka beeraha iyo waraabka ee maamulka Puntland.

Cabdinuur Cilmi Qaaje (Biindhe) ayaa sidoo kale waxa uu mar soo noqday Wasiirka Kaluumeysiga Puntland iyo sidoo kale  Madaxweynaha Maamulka Khaatuma.



Masuuliyiin ka tirsan dowlad goboleedka Puntland ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Wasiirka beeraha.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.