Wasiir ka tirsan maamulka Siilaanyo oo been lagu qabtey: ARAG qosolka
Wasiir ka tirsan maamulka Siilaanyo kana soo jeeda Sanaag ayaa been lagu qabtey. Wasiirkan ayaa laga duubey isagoo shacabka ka tirsan maamulka Siilaanyo been cad u sheegaya yuuse ka sheegay beentan.