X

Wasiir ku qarxiyay SNM: dhashiinu ma korto miyaa waad ka baxaysaan guryaha dadka

Foolxumo aad u weyn ayaa ka dhacdey Berbera halkaas oo dad sheegtay inay yihiin SNM kuna faanaya inay ku jiraan guryo bililqo ah oo ay sheeganayaan inuu Siyaad Barre leeyahay xaaraana wax ugu dhalaayeen ilaa 1992-kii. Wasiirka guryaynta ayaa u sheegay inay ka baxaan guryahaas oo ay xaaraan tahay inay wax ku dhalaan.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=-vBudJAQeN0[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.