Wasiir ku xigeenka maamulka Somaliland ayaa Boorama u yimi xadaynta madaarka uu yiri wasiirka duulista beesha dhexe kuma haboona Boorama in laga dhiso. Imaatinkan ayaa lagu tilmaamay mid istusa oo ah qawda maqashii halka kan Hargeysa maalin kasta wax lagu kordhiyo.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM