Wasiir ku xigeenka amniga maamulka Hargeysa oo ka dhiiban Ingiriiska ayaa kala garan waayay fal argagixisnimo iyo mid dadku ku diideen in Hargeysa looga soo diro cida xukumaysa. Kadib weerarkii lagu khaarajin rabay Ramaax ayaa Axmed Cadare oo ka dhiiban Ingiriiska kuna dhiiban qabiilada Koofurta Somaliya uu sheegay in cidkasta la soo xiri doono.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM