Wasiirku xigeenka dhinaca dalxiiska iyo dhaqanka ee ismamulka Itoobiya ayaa ka sheekeeyay goobaha loo doortey dalxiiska todobaadka ee ay booqan doonaan ilaa 400 oo wafti ah. Wasiirka ayaa ku tilmaamay deegaanada Dambal oo ay ka tirsan tahay Araabi in ay yihiin goobo dalxiiska aad ugu fiican oo ay ka buuxaan duurjoog iyo dhul kale oo leh biyo dabiici ah.
ARAABINEWS.COM