Wasiirka Waxbarashada maamulka Somaliland ayaa lagu wareejay laba dugsi oo ay hay’ado ka dhiseen gobolka Awdal sheegayna in ay ku dadaali doonaan in ay hawlgeliyaan. Dhinaca kale xoghayaha Ucid ee gobolka Awdal Cumar Daahir Cilmi ayaa la yaabay Siilaanyo oo diinta ka dhigey laba.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS