Wasiirka warfaafinta dawlada Somaliya Maareeye ayaa rajo tirey dadka ku jira hantida dawlada ee faraha badan oo hadda uu sheegay in goobaha qaarkood ay noqdeen qashin qub. Wuxuu yiri ”Dhulna deji ayay ku oranayaan ma dadka oo dhan ayaan dhul siinaa war u xamdi dawlada iyo shacabka intaad buuq iyo qaylo keeni lahayd waan baxayna dheh.
Wasiirka ayaa sheegay in Somaliya ahayn Shuuci oo ay hadda qaadatay dhaqaalaha xorta oo ayna awoodin in ay dib u dhisto iskuuladii iyo goobihii caafimaadka dalka.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM