X

Wasiir Maxamed Abgaal oo is amaanay isna siiyay lambarka shanaad ee boosaha

Wasiir Maxamed Jaamac Abgaal ahna wasiirka boosaha aan shaqayn ee maamulka Siilaanyo ayaa sheegay in lambarada boosaha ee la samayn doono uu isagu leeyahay lambarka shanaad oo aan cidina ku haysan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.