X

Wasiir Maxamed Abgaal oo leh Isaaq soo jeedso iyo sii jeedso waan ka helnaa ee maxaad qori ugu dayaysaan+MUUQAAL

Boorama-Araabinews–Wasiirka Siilaanyo ee Maxamed Abgaal oo hore u sheegay in isaga loo daayo kacdoonka reer Adal ayaa hadda leh Isaaq soo jeedso iyo sii jeedsaba way ogolyihiin ee maxaad qoriga uu dayaysaan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.