Hargeysa–Wasiir Maxamed Biixi oo ah wasiirka arimaha dibeda maamulka Siilaanyo ayaa calaacal la hortagey taageerayaasha Somaliland ee caalamka codsadayna in loo soo gurmado si madaxweynaha Somaliya looga dhaadhiciyo in uu reer Woqooyiga u dirin la hadalkooda. Ma cadda in Ingiriisku si cad u faragelin doono.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS