Wasiir Maxamed Kaahin ayaa ka hadlay dagaalka beeshiisu ku jirto ee Ceela-Afweyn. Dagaal beeleedkan mudada soo socdey ayaa u dhexeeya beesha Jeegaanta iyo Habaryoonis (ISAAQ).
Wasiirkan iyo Muuse Biixi ayaa lagu eedeeyay inay hubeynayaa beesha Jeegaanta ee ay kuwada jiraan.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=vOrlNOSRkDU[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS