Wasiirka mudada dheer hayay kursiga hawada ee maamulka Siilaanyo laguna tiriyo raga maamula Somaliland maadaama Siilaanyo hawlgab yahay warqadahana loo qoro ayaa sheegay in shirkii uu fashil ku soo dhamaaday. Maxamed Yuusuf ARAABINEWS.COM