X

Wasiir Mustafe Faarax oo ka hadlay sidii loo heli lahaa midnimada salaadiinta Awdal

Wasiir Mustafe Faarax oo ka hadlay in la helo midnimada salaadiinta Awdal xilli uu joogo goob lagu kala qaybinayo salaadiinta Makaahiil oo qaar sheegeen in kuwo cusub la keensadey.


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.