X

Wasiir Mustafe Faarax oo u jawaabay gudoomiye Muuse Biixi ilma adeer yihiin

Waxay ahayd shalay markii gudoomiyaha hay’adda qaxootiga ee maamulka Somaliland Laguna magacaabo Xinif uu direy reer Awdal oo Muuse Biixi oo inadeerkiiya Ka raba saami qaybsi saxa oo gobolka u qalma.


“Waxaan leehay Xinif Ka leexo reeraha adiga lagulama hadlayo ayuu yiri wasiir Mustafe Faarax oo hore uga tirsanaa maamulkii Siilaanyo.


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.