Wasiirkii Muuse Biixi albaabka tusey waxna isku yihiin Axmed Ismaacil Samatar ayaa isagu fikir kaa ka duwan qaba. Cawaale wuxuu ahaa wasiirka qorsheynta oo ah boos maran oo markii horeba ku helay Axmed Ismaaciil Samatar dartii. Wuxuu ku fashilney inuu reer Awdak u soo dhiciyo qaybtooda lacagaha ay bixiyaan taageereyaasha Somaliland ee Ingiriiska, Denmaak iyo Norway.
Maxamed Yuusuf
ARAABIBEWS