Hargeysa–Wasiirka Silaanyo ee hawlaha guud oo ka soo jeeda Laascaanood ayaa cashuur uu saaray dekeda Berbera loo dabamaray loona arkay mid uu ku dabargoynayo beesha dhexe. Cashuurta ayaa shalay si deg dega loo tirtirey iyadoo dadka badankiisu u arkaya mid qabyaalad cadi ku jirto.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS