X

Wasiir reer Sool ah oo ku jira maamulka Siilaanyo oo ka hordhacay wadahadal uu ku baaqay madaxweyne Galaydh

Madaxweynaha Khatumo State Prof Galaydh ayaa ku baaqay in uu diyaar u yahay in uu wadahadal la galo maamulka Somaliland iyagoo laba mamul ah wuxuuse ka digey in kuwa reer Soola ee Jooga Hargeysa ay soo faragashaan..waxase arintaas ka jawaabay wasiirka hawlaha gud C/risaaq Khaliif oo yiri waan soo dhaweynaynaa.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.