Wasiir Sacad Cali Shire oo warqad ka akhriyay heshiis milatari oo uu la saxiixay Imaaraadka
Wasiir Sacad Cali Shire oo warqad ka akhriyay heshiis milatari oo uu sheegay in ay la saxiixeen Imaaraadka. Lama arag heshiis la akhriyo oo labadii wada saxiixay aanay joogin.