Wasiirka maaliyada maamulka Siilaanyo ayaa ka hadhasha maamul xumadii maayerkii hore iyo sida shaqaaluhu muddo u ahaayeen bilaa mishahar. Maayerka cusub ayaa isna cadeeyay sida aanu u dhaamin isago sheegay in uu cagaf soo iibsaday hadana aanu ogeyn waxa ay ku shaqayso taas oo cagaftii ka dhigtey mid aan shaqayn.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM