X

Wasiir Shukri Baandare oo qarxisay cida masuulka ka ahayd hawlaha maamulka Somaliland

Wasiir Shukri Baandare ayaa qarxisay cida masuulka ka ahayd hawlaha maamulka Somaliland 7 sanno ee Siilaanyo ku magacownaa madaxa maamulka Somaliland. Wasiir Shukri ayaa qarxisay in maamulku gacanta ugu jirey xaaskiisa Aamina Waris.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=vOS5dFKW6bw[/embedyt]



Maxamed Yuuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.