X

Wasiir Soocadde “167 oo argagixiso ah ayaan dilnay”: MAQAL

Wasiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Xasan Soocadde, oo warkan sheegay, ayaa sidoo kale sheegtay inay Al-Shabaab ka qabteen maxaabiis kor u dhaafaysa illaa 100.

Wasiirka waxa uu sheegay in deegaanka Garacad ay ku dileen 112 ka mid ah maleeshiyada Al-Shabaab, halka 55 ay ku dileen deegaanka Suuj.

Wasiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Xasan Soocadde ayaa sheegay in dhinacooda ay ka dhinteen illaa toddoba askari, dhowr iyo tobanna ay ku dhaawacmeen.

Halkan gujji si aad udhagayso waraysi uu siiyay VOASomali Wasiirku:-

Soo diyaarintii C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

 

admin:

This website uses cookies.