Boorama–Wasiirka xanaanada maamulka Siilaanyo ayaa si xun u bahdiley golaha deegaanka Boorama mar uu la hadlayay. Wasiirka oo xanaanada u qaabilsan ayaan la garanayn waxa u geeyay hawl aanu shaqo ku lahayn. Wuxuu yiri malaha waxa la qaatay in aan gobolada idin gayno kuwo kalena badalkiina aan keeno si aad u waayo aragtaan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM