Wasiir xigeenkii caafimaadka ee Siilaanyo hore u eryay oo ku biirey xisbiga Wadani
Wasiir xigeenkii caafimaadka ee Siilaanyo hore u eryay Xasan Daahir Dhimbiil ayaa ku biirey xisbiga Wadani kana baxay Kulmiye. Waa wasiirkii labaad ee ka soo jeeda Awdal oo markii la eryay Wadani ku soo biira.