Wasiir xilkii laga qaaday iyo laba wasiir oo la magacaabay. RW Somaliya Xasan Cali Kheyre ayaa isbedel kooban ku sameeyay golihiisa wasiirada.
RW Xasan ayaa xilkii ka qaaday wasiirkii diinta iyo Awqaafta mudane Iiman Cabdullahi Cali waxana booskiisa lagu bedelay Wasiiru Dowlaha Mudane Abdihakim Hassan Ibrahim Ashkiroo sii haye looga dhigey.
Dhanka kale Ra’iisul Wasaare ayaa Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga u magacaabay Maxamed Mursal Cabdiraxmaan oo ah xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS