X

Wasiirad ku xigeen ka tirsan maamulka Hargeysa oo la dhegeysan waayay kadibna dadkii cayday: caqli maleh+MUUQAAL

Hargeysa–Wasiirad ku xigeen ka tirsan maamulka Hargeysa kuna xigta Cukuse oo la dhegeysan waayay oo ku amartey dadkii joogey in cuntada loo kaadiyo..”waxaabad moodaa marka cunto la soo hoos dhigo in aynba caqli lahayn oo qaylinayaan..naga jooji sharaabkaas.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

 

 

 

admin:

This website uses cookies.