X

Wasiirada caafimaadka iyo arimaha dibeda Somaliya oo sagootiyay dhaawac loo qaaday UAE+MUUQAAL

Muqdisho–Wasiirada caafimaadka iyo arimaha dibedda ee dawlada Somaliya ayaa sagootiyay dhaawacii huteel central ee argagixisada shabaab xasuuqa ugu gaysatay dadku jira cibaadada rabi. Wasiirada caafimaadka ayaa xaqiijisay in ay dhinteen laba ruux ayna rajaynayaan in aad dadkale dhiman.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.