X

Wasiirada ciyaaraha miyaa loo diidey Kismaayo maxaase baajiyay ciyaaraha gobolada Koofurta

Maxaa baajiyay ciyaaraha maamulada Koofurta Somaliya iyo gobolka Banaadir ee ka dhici lahaa Kismaayo. Ciyaarahan u dhexeeya maamulada magacaaban ee Koofurta iyo gobolka Banaadir ayay ahayd in ay furmaan Sabtigii ina soo dhaaftey.



Wasiirada ciyaaraha iyo dhalinyarada dawlada Somaliya ayaa eeda dusha uga saartey khilaafka u dhexeeya maamulada Koofurta iyo dawlada dhexe.



Marwo Khadiija ayaa sheegtay in dawladu ayna masuul ka ahayn hakadka ku yimi ciyaaraha masuul, waxa ay sidoo kale beenisay wararka sheegaya in loo diiday in ay tagto magaalada Kismaayo.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.