X

Wasiirada cusub ee Puntland oo la dhaariyay: SAWIRO

Waxaa magaalada Garoowe lagu dhaariyay wasiirada cusub ee uu soo dhisay madaxa Puntland Siciid Deni. Tirada wasiirada oo aad looga naxay ayaa laysku dayay jufooyinka hoose o dhan in loo siiyo min hal. Puntland ayaan qaadi Karin tiro intaas leeg xili dadku gaajo la rafaadsan yihiin.


Waxaa la dhaariyey 44 wasiir waxaana maqnaa Afar wasiir oo qaarkood dibadda ku maqan, iyadoo madaxweyne Dani uu la dar-daarmay wasiiradan cusub.
Wuxuu ka dalbaday in si daacad ah ugu adeegaan shacabka ay adeegaha u noqdeen, islamarkaana muujiyaan midnimo iyo wadashaqeyn buuxda.


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.