X

Wasiirada haweenka marwo Sahro Maxamed Cali Samatar oo booqatay gabadh yar oo ficilo xun lagula kacay+MUUQAAL

Muqdisho–Wasiirada haweenka marwo Sahro Maxamed Cali Samatar ayaa booqatay gabadh yar oo aan qaangaadhin oo lagula kacay ficil aad u naxdina. Kooxda falkan gaysatay ayaa laga qabtey mid waxana la marin doonaa wajibkiisa ku haboon. Gabadhan yar ee aan qaangaadhin ayaa waxa kufsaday ilaa dhawr wiilal oo hadda mid laga hayo.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.